HomeWararCali Guudlaawe oo Xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Cali Guudlaawe oo Xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed, waxaana Xilkaasu uu u  Magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow. Hoos ka akhriso warqadda Xil ka qaadista

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed, waxaana Xilkaasu uu u  Magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow.

Hoos ka akhriso warqadda Xil ka qaadista

- Advertisement -

Latest stories