HomeWararRW Xamse Barre oo loo gudbiyay qorshe howleedka Wasaaradda Warfaafinta ee sanadka...

RW Xamse Barre oo loo gudbiyay qorshe howleedka Wasaaradda Warfaafinta ee sanadka 2023-ka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda Cabdinaasir ayaa ballan-qaadka qorshe howleedka wasaaradda ee sanadka 2023-ka waxay u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala iyo Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda Cabdinaasir ayaa ballan-qaadka qorshe howleedka wasaaradda ee sanadka 2023-ka waxay u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay wasiirka, wasiir ku xigeenka iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda warfaafinta in laga mira dhaliyo qorshooyinka iyo halbeegyada wasaaradda, isagoo dhinaca kale ku boorriyay madaxda in la xoojiyo wadashaqaynta kala dhaxeysa hey’adaha kale ee dowladda, isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo la taaban karo looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda DanQaran.

Latest stories