HomeWararQareen Falastiini ah oo laga musaafuriyay Israa'iil kadib markii lagu eedeeyay falal...

Qareen Falastiini ah oo laga musaafuriyay Israa’iil kadib markii lagu eedeeyay falal Argagaxiso

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Israa’iil ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka musaafurisay qareen falastiini-faransiis ah oo u doodayay xuquuqda aadanaha, kaddib markii ay ku eedaysay inuu halis ku yahay ammaanka. Salah Hamouri, oo 37 jir ah, ayaa  booliisku ku dareen diyaarad ku socotay Faransiiska, sida ay wasaaraddu sheegtay. Ninkan oo horraan ku noolaa magaalada Quddus, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Israa’iil ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka musaafurisay qareen falastiini-faransiis ah oo u doodayay xuquuqda aadanaha, kaddib markii ay ku eedaysay inuu halis ku yahay ammaanka.

Salah Hamouri, oo 37 jir ah, ayaa  booliisku ku dareen diyaarad ku socotay Faransiiska, sida ay wasaaraddu sheegtay.

- Advertisement -

Ninkan oo horraan ku noolaa magaalada Quddus, ayaa laga xayuubiyay xuquuqdii degenaanshiyaha kaddib markii ay saraakiishu ku eedeeyeen inuu ka tirsan yahay urur argagixiso.

Mr Hamouri ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay, kooxaha u dooda xuquuqda ayaa cambaareeyay tallaabada israa’iil.

Hase yeeshee war qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha ayey ku sheegtay in Mr Hamouri uu abaabulayay oo uu qorsheeyey weeraro argagixiso oo ka dhan ah muwaadiniinta iyo Israa’iiliyiinta caanka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts