HomeWararNISA oo sheegtay inay dishay Xubin sare oo ka tirsanaa AL-Shabaab

NISA oo sheegtay inay dishay Xubin sare oo ka tirsanaa AL-Shabaab

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa  xaqiijiyay inay dileen xubin sare oo ka tirsana dagaalamaayasha Al-Shabaab, kaasi oo la sheegay in lagu dilay howgal qorsheysan. War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa xubin sare oo AL-Shabaab ka tisranaa, waxaana sidoo kale Dowladda […]

- Advertisement -

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa  xaqiijiyay inay dileen xubin sare oo ka tirsana dagaalamaayasha Al-Shabaab, kaasi oo la sheegay in lagu dilay howgal qorsheysan.

War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa xubin sare oo AL-Shabaab ka tisranaa, waxaana sidoo kale Dowladda ay intaa ku dartay in uu u qaabilsanaa dhanka Tashkiilinta dhalinyarada.

- Advertisement -

Xubintaas sare ee Al-Shabaab ka tisranaa ayaa dowladdu waxaa ay sheegtay in  lagu dilay hawlgal Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay isaga iyo 87 xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab, 15-kii bishaan.

Latest stories