HomeWararShirka madaxda Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washinton

Shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washinton

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hogaamiyeyaasha Afrika ayaa ku sii qulqulaya Washington ka hor shirka Mareykanka iyo Afrika oo uu martigelin doono Madaxweyne Joe Biden. Shir-madaxeedka saddexda maalmood socon doona ayaa bilaabmaya maanta, waxaana ujeeddadiisu tahay in lagu muujiyo sida ay uga go’an tahay maamulka Madaxweyne Biden ee uu u daneynayo qaaradda, sida ay sheegeen qabanqaabiyayaasha. 49 ka mid ah […]

- Advertisement -

Hogaamiyeyaasha Afrika ayaa ku sii qulqulaya Washington ka hor shirka Mareykanka iyo Afrika oo uu martigelin doono Madaxweyne Joe Biden.

Shir-madaxeedka saddexda maalmood socon doona ayaa bilaabmaya maanta, waxaana ujeeddadiisu tahay in lagu muujiyo sida ay uga go’an tahay maamulka Madaxweyne Biden ee uu u daneynayo qaaradda, sida ay sheegeen qabanqaabiyayaasha.

- Advertisement -

49 ka mid ah madaxda dalalka Afrika iyo guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa lagu casuumay shirkan. Dalalka Mali, Guinea, Sudan iyo Burkina Faso – oo uu Midowga Afrika hakiyay xubinimadooda- lagama casuumin kulanka.

Ereteriya ayaa sidoo kale laga reebay liiska waddamada ka qeyb galayo shirkan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa sidoo kale gaaray dalka Mareynkanka halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shirkan.

Latest stories