HomeWararGolaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Cunaqabateyn Maaliyadeed iyo sharci kale

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Cunaqabateyn Maaliyadeed iyo sharci kale

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu ansixiyay laba hindise sharciyeed. Inta uu socday Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu ansixiyay sharciyada kala ah sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman iyo Sharciga Nidaamka Maaliyadeed ee Khayraadka Dhulka Hoostiisa. Sharciyadaan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu ansixiyay laba hindise sharciyeed.

Inta uu socday Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu ansixiyay sharciyada kala ah sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman iyo Sharciga Nidaamka Maaliyadeed ee Khayraadka Dhulka Hoostiisa.

- Advertisement -

Sharciyadaan ayaa ahmiyad gaar ah u kala leh dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo maamulka nidaamka maaliyadeed ee qodista khayraadka dhulka hoostiisa ah, sida  uu warbaahinta u sheegay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale

Wuxuu sheegay Afhayeen Farxaan in ujeedka loo ansixiyay Sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman uu yahay in dowladda Soomaaliya ay yeelato nidaamyo cunaqabateed oo maaliyeed oo adeg, kuwaasi oo uu xusay inay dowladda u ogalaanayaan inay hirgeliso cunaqabateynta dadka lagu tuhmo maalgelinta Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts