HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Caawa isugu yeeray Guddoonka Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Caawa isugu yeeray Guddoonka Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu caawa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Guddoonka Golahaasi. Madaxweynaha ayaa Guddiga iyo Guddoonka Golaha shacabka ka hadli doona sida ay xogaha ay tilmaamayaan doodda ka taagan ammaanka iyo xasaanada Xildlhibaanada Baarlamaanka, xilli […]

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu caawa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Guddoonka Golahaasi.

Madaxweynaha ayaa Guddiga iyo Guddoonka Golaha shacabka ka hadli doona sida ay xogaha ay tilmaamayaan doodda ka taagan ammaanka iyo xasaanada Xildlhibaanada Baarlamaanka, xilli kulankii shalay ee Golaha ay hareysay dooda amniga dalka.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in kulankaan uu Madaxweynaha isugu yeeray guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Guddoonka uu daba socdo mooshino dhowr ah oo maalmihii lasoo dhaafay ay qoreen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale inta lagu guda jiro kulanka ka warixin doona xaaladda guud ee dalka gaar ahaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada iyo baaritaanka socda ee ku aadan weerarkii ka dhacay Hotelka Villa Rays.

Si kastaba,  shalay ayey aheyd markii Illaa 22 xildhibaan ay saxiixeen mooshin ku saabsan xaaladda amniga dalka, kuwaas oo ku dooday inay muhiim tahay in laga hadlo amniga dalka, waxaana ogolaatay 44 xildhibaan in mooshinkaas laga doodo.

Latest stories