HomeWararMadaxweynaha Maamulka Puntland oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho iyo ujeedkiisa

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu safar ku yimaado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, sida ay sheegayaan illo-wareedyo lagu kalsoonaan karo. Ujeedka Madaxweyne Deni ee Muqdisho ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu safar ku yimaado magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, sida ay sheegayaan illo-wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Ujeedka Madaxweyne Deni ee Muqdisho ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo xubno kale oo kamida dowladda.

- Advertisement -

Kulamada Madaxda dowladda iyo Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa sida la sheegayo looga wada hadli doonaa arrimo kala duwan oo ku aadan mad-madow la sheegay inuu jiro , una dhexeeya madaxda dowladda iyo Maamulka Puntland.

Wararka qaarkood ayaa sidoo kale sheegaya in Saciid Cabdullaahi Deni inta uu ku sugan yahay Muqdisho laga tala-gelin doono magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowladda Federaalka oo maalmaha soo socda la filayo in la magacaabo.

Safarkan deg dega ah ee Madaxweyne Deni ayaa kusoo beegmaya xili shalay deegaanada Puntland loo diiday wasiirka deegaanka iyo isbedelka cimilada ee dowladda Soomaaliya Marwo Khadiija Al-Makhsuumi, illaa iyo hadda lama oga sababta keentay.

Latest stories