HomeWararXildhibaano Mooshin culus u gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka

Xildhibaano Mooshin culus u gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Guddoonka Golahaas u gudbiyey Mooshin culus oo ku aadan xaaladda dalka gaar ahaan dhanka amniga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Mooshinka la gudbiyay ayaa waxaa saxiixay Illaa 22 xildhibaan, kuwaasi oo dalbaday inay muhiim tahay in laga hadlo arrimaha ammaanka dalka, maadaama xaaladda ay mareyso […]

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Guddoonka Golahaas u gudbiyey Mooshin culus oo ku aadan xaaladda dalka gaar ahaan dhanka amniga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Mooshinka la gudbiyay ayaa waxaa saxiixay Illaa 22 xildhibaan, kuwaasi oo dalbaday inay muhiim tahay in laga hadlo arrimaha ammaanka dalka, maadaama xaaladda ay mareyso meel halis ah oo ay dhawaan ka dhaceen magaalada weeraro.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay in Illaa 44 xildhibaan ay ogolaadeen in ajendaha kulanka lagu daro Mooshinka, hal Xildhibaan ayaa diiday, mana jiro wax ka aamusay.

Mooshinka Xildhibaanada ayaa imanaya xili maalmihii u dambeeyey ay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dhacayeen weeraro qaraxyo iyo dilal qorsheysan, waxaana ugu danbeeyay weerarkii Al-shabaab ku qaaday Hotelka Rays.

Latest stories