HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya iyo Ajendayaashiisa

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya iyo Ajendayaashiisa

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex taalla gudaha Madaxtooyada dalka. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay qaybinta Akhrinta 1aad ee Hindisa Sharciyeedka Korantada iyo Warbixin laga dhageysan doono Xildhibaanada Baarlamaanka ka soo laabtay deegaan doorashooyinkooda. […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex taalla gudaha Madaxtooyada dalka.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay qaybinta Akhrinta 1aad ee Hindisa Sharciyeedka Korantada iyo Warbixin laga dhageysan doono Xildhibaanada Baarlamaanka ka soo laabtay deegaan doorashooyinkooda.

- Advertisement -

Xoghayaha Golaha Shacabka ayaa xalay farriin wargelin ah u diray Mudanayaasha Golaha, isla markaana waxaa Xildhibaanada laga dalbaday inay ka qeyb galaan kulankaas oo saacadaha soo socda ka furmaya Xarunta Villa Hargeysa.

Todobaabadkii hore ayey aheyd markii Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan yeesheen akhrinta koowaad ku mariyey qoondaha miisaaniyadda dowladda Federaalka ee 2023-ka.

Latest stories