HomeWararRW Xamse Barre oo ku dhawaaqay in la kordhinayo Miisaaniyadda Hay’adda Naafada

RW Xamse Barre oo ku dhawaaqay in la kordhinayo Miisaaniyadda Hay’adda Naafada

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa sheegay in dowladda ay kordhinayso miisaaniyadda Hay’adda Naafada Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay in xukuumaddiisu ay dareen gaar ah siineyso sidii wax loogu qaban lahaa dadka qaba baahiyaha gaarka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa sheegay in dowladda ay kordhinayso miisaaniyadda Hay’adda Naafada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay in xukuumaddiisu ay dareen gaar ah siineyso sidii wax loogu qaban lahaa dadka qaba baahiyaha gaarka ah, loona ilaalin lahaa xaquuqda asaasiga ah ee dhinacyada shaqo siinta iyo kor u qaadidda xirfadahooda.

- Advertisement -

“Dalkeenna waxa uu kaga duwan yahay dalalka kale ee caalamka tirada dadka ku naafooba qaraxyada, taas oo aad u kordhisay tirada dadka Soomaaliyeed ee naafada ah, sidaas awgeed waa in ay isbarbar socdaan halganka dalka lagaga xoreynayo AS iyo wax u qabashada dadkeenna ay naafeeyeen.”

Dowladda Soomaaliya ayaa ka mid ah dowladaha saxiixday Axdiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda dadka Naafada ah, taasoo muujinaysa mudnaanta sare ee la siinayo, si loo ilaaliyo xaqa ay ku leeyihiin dadka iyo dalka.

Latest stories