HomeWararQoorqoor oo ka hadlay Doorashada Guddoomiyaha Caabudwaaq iyo ku-xigeenkiisa

Qoorqoor oo ka hadlay Doorashada Guddoomiyaha Caabudwaaq iyo ku-xigeenkiisa

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Waxaa Maanta magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhacday doorashada guddoomiyaha cusub ee Cabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, waxaana Guddoomiyaha loo doortay Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali iyo ku-xigeenkiisa oo laga dhigay Axmed Diiriye . Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa hambalyo udiray guddoomiyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhacday doorashada guddoomiyaha cusub ee Cabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, waxaana Guddoomiyaha loo doortay Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali iyo ku-xigeenkiisa oo laga dhigay Axmed Diiriye .

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa hambalyo udiray guddoomiyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali iyo Axmed Diiriye Maxamed.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku boggaadiyey golaha deegaanka cusub ee degmada Cabudwaaq , sida hufan oo ay uga qeyb qaateen doorashada gudoonka degmada Cabudwaaq, sidoo kalena bogaadiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug oo hirgelisay doorashada.

Madaxweynaha ayaa ugu danbayn xusay in tallaabadan ay dhiirogalin u tahay hannaanka dowladnimada Galmudug, lagana hirgelin doono dhammaan degmooyinka Galmudug.

Latest stories