HomeWararMaamulka Galmudug oo War kasoo saaray Shaqaale Wasaaradeed oo la Afduubtay

Maamulka Galmudug oo War kasoo saaray Shaqaale Wasaaradeed oo la Afduubtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa cambaareysay fal-afduub ah oo saacadihii kasoo dhaafay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud loogu geystay xubno shaqaale ah oo ka  ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa waxaa lagu sheegay in falka afduubka ah ee lagula kacay shaqaalaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa cambaareysay fal-afduub ah oo saacadihii kasoo dhaafay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud loogu geystay xubno shaqaale ah oo ka  ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa waxaa lagu sheegay in falka afduubka ah ee lagula kacay shaqaalaha Wasaaradda uu yahay fal dambiyeed kasoo horjeeda dhammaan sharciga iyo nidaamka.

- Advertisement -

Waxaa Qoraalka  loogu mahadceliyay Suldan lagu magacaabo Ahmed Garbacune iyo Odayashaal uu hoggaaminayey, kuwaasi oo la tilmaamay inay ku gulaysteen in ay so dayaan shaqalihii shalay la afduubay oo ay afduubteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah.

“Maamulka Galmudug waxaa uu muhiimada kowaad sinayaa Dhismaha Dowladaha hoose ayado sanadkaan anu ku jirno ay dhismen ila iyo shan dagmo, Ugu danbeyn Galmudug Waxaay faraysa hay’adaha Amniga in Amniga Dagmada caabudwaaq gacan buuxda lagu qabto” ayaa lagu yiri War kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka.

Rag hubeysan oo maleeshiyaad ah, kana soo horjeeda doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Golaha deegaanka magaalada Caabudwaaq ayaa shalay afduubtay shaqaale ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug, kuwaasi oo ugu danbeyn lasii daayey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts