HomeWararJeneraal Ibraahim Yaroow oo geeriyooday & Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay

Jeneraal Ibraahim Yaroow oo geeriyooday & Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Jeneraal Ibraahim Aadan Yarow oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door wanaagsan uu ka soo qaatay dhismaha iyo Tayanta Ciidamada Qalabka sida isagoona […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Jeneraal Ibraahim Aadan Yarow oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door wanaagsan uu ka soo qaatay dhismaha iyo Tayanta Ciidamada Qalabka sida isagoona xilal kala duwan soo qabtay.

- Advertisement -

“Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Geerida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Ibraahim Aadan Yarow waa mid naxdin leh. Marxuumku waxa uu Qaranka Soomaaliyeed u soo adeegayey muddo dheer. Waxa uu xilal kala duwan oo muhiim ah ka soo qabtay Ciidamada qalabka sida, isagoona door muhiim ah ku lahaa dhismaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Lafatagreen  ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka dhigo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.

Latest stories