HomeWararGuddoomiye Sacdiya Samatar oo wada-hadal la yeelatay Madaxweynaha Maxkamadda ICC

Guddoomiye Sacdiya Samatar oo wada-hadal la yeelatay Madaxweynaha Maxkamadda ICC

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiye xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Samatar ayaa wadahadal khadka telefoonka ah la yeelatay Piotr HofmaÅ„ski, Madaxweynaha Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC. Wadahadalka ayaa ku saabsanaa sida loo xoojin karo nidaamka cadaaladda Soomaaliya, gaar ahaan marka laga hadlayo dambiyada caalamiga ah. Qoraal kooban oo uu guddoomiye Piotr HofmaÅ„ski, soo dhigay bartiisa […]

- Advertisement -

Guddoomiye xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Samatar ayaa wadahadal khadka telefoonka ah la yeelatay Piotr Hofmański, Madaxweynaha Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC.

Wadahadalka ayaa ku saabsanaa sida loo xoojin karo nidaamka cadaaladda Soomaaliya, gaar ahaan marka laga hadlayo dambiyada caalamiga ah.

- Advertisement -

Qoraal kooban oo uu guddoomiye Piotr Hofmański, soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in Wadahadalka uu la yeeshay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka uu ahaa mid waxtar leh. Waxa uu yiri:

“Wadahadalka Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Samatar, ayaa maanta yeeshay wadahadal taleefoon oo waxtar leh oo ku saabsan suurtagalnimada xoojinta nidaamka Garsoorka Dambiyada Caalamiga ah”.

Soomaaliya oo ah wadamada saxeexay heshiiska lagu dhisay maxkamadda ICC ayaa waxa ay ka mid tahay wadamada ay ka dhacaan ama ka dhaceen dambiyo u baahan hannaan garsoor oo caalami ah.

Latest stories