HomeWararGuddmomiye Aadan Madoobe "Xeer khilaafsan Diinta Islaamka lama horkeeni karo Baarlamaanka"

Guddmomiye Aadan Madoobe “Xeer khilaafsan Diinta Islaamka lama horkeeni karo Baarlamaanka”

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Waxaa goor dhow furmay kulanka wadajirka ah ee labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo manta looga hadlayo ajandayaal dhowr ah, waxaana ka qayb galaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka sare.

Kulanka maanta oo dhawaan baaqday kadib weerarkii Villa Rose ayaa waxaa uu qabsoomay maanta oo Taariikhdu tahay 30 Bisha.

- Advertisement -

Kulanka waxaa maanta si gaar ah diiradda loogu saarayaa Qaybinta iyo Akhrinta 1aad ee Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2023-ka.

Guddmomiyaha Golaha SHacabka Aadan madoobe oo ka hadlayay kulanka maanta ayaa sheegay inaa la Baarlamaanka la kor keeni karin Xeerarka kasoo hor jeeda diinta islaamka.

“Xeer khilaafsan Diinta Islaamka lama horkeeni karo baarlamaanka” ayuu yiri Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe.

Latest stories