HomeWararCiidanka Dowladda oo Maanta gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Magaalada...

Ciidanka Dowladda oo Maanta gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Nin hubeysan ayaa arroornimadii hore ee saaka waxaa uu magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya dekadda Muqdisho, dilkaas ayaa waxaa uu ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn dekadda. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Ninka dilka geystay uu marka hore doonayey inuu dhac u geystay darawalka, […]

- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa arroornimadii hore ee saaka waxaa uu magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya dekadda Muqdisho, dilkaas ayaa waxaa uu ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn dekadda.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Ninka dilka geystay uu marka hore doonayey inuu dhac u geystay darawalka, balse uu toogasho ku dilay darawalka oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Muumin Axmed.

- Advertisement -

Ciidanka ammaanka gaar ahaan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa durbadii gacanta kusoo dhigay ninka dilka u geystay Yuusuf Muumin, waxaana markii hore uu ninka isku dayay inuu goobta ka baxsado, sida ay sheegeen dad ku sugnaa goobta.

Laamaha amniga oo ka hadlay dhacdadaan ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha loo gudbiyey Xarunta dembi baarista ee CID-da si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan, Shalay ayey aheyd markii dhacdo tan la mid ah ay ka dhacday degmada Balcad, kadib markii askari ku sugnaa degmadaas uu dilay nin darawal ahaa.

Latest stories