HomeWararkulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka oo baaqday kadib weerarkii...

kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka oo baaqday kadib weerarkii Hoteel Villa Rosa

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Waxaa Maanta baaqday kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo loo madalsanaa maanta.

Fariin lo dirtay Xildhibaanada ayaa loogu sheegay in gabi ahaanba uu baaqday kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole, waxaana fariinta la raaciyay in dib laga soo sheegi doono xiliga la qabanayo fadhiga xiga.

- Advertisement -

“Dhammaan xildhibaanadda Golaha Shacabka BJFS waxaa lagu wargelinayaa in kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole BFS dib loo dhigay. Guddoonka labada gole ayaa dib ka soo sheegi doona fadhiga xiga” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka.

Baaqashada kulanka  ayaa la aaminsan yahay inay ka dambeysay kadib weerarkii dagaalamaayasha AL-Shabaab ay ku qaadeen hotel u dhaw maadxtooyada kaasi oo ilaa iyo haatan aan la shaacin khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Latest stories