HomeWararNin hubeysan oo Dad ku laayay Dukaan ay inta badan Soomaal ka...

Nin hubeysan oo Dad ku laayay Dukaan ay inta badan Soomaal ka shaqeyso

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Nin hubaysan ayaa dad ku laayay Dukaan ay inta badan Soomaalidu ka shaqayso gudaha Mareykanka Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, kaddib markii uu nin hubeysan xabad ku furay goob laga Dukaameysto oo ku taalla gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen. Shirkada ninka hubeysan uu xabadaha ka furay ayaa ah shirkad inta […]

- Advertisement -

Nin hubaysan ayaa dad ku laayay Dukaan ay inta badan Soomaalidu ka shaqayso gudaha Mareykanka

Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay, kaddib markii uu nin hubeysan xabad ku furay goob laga Dukaameysto oo ku taalla gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen.

- Advertisement -

Shirkada ninka hubeysan uu xabadaha ka furay ayaa ah shirkad inta badan dadka soomalida ah ee ku nool mareykanka ay ka shaqeeyaan.

Nin la rumeysanyahay inuu yahay maamulaha bakhaarka Dukaankaas, ayaa furay rasaasta kahor intuusan isna is dilin.

Latest stories