HomeWararQoorqoor oo soo xiray Munaasabadda Caleema saarka Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Dhuusamareeb...

Qoorqoor oo soo xiray Munaasabadda Caleema saarka Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Dhuusamareeb  

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhusamareb ee dhawaan la doortay. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, mudane Maxamed Nuur Gacal, Wasiirka Arrimaha Gudaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhusamareb ee dhawaan la doortay.

Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, mudane Maxamed Nuur Gacal, Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee DFS,

- Advertisement -

qaar ka mid ah xildhibaanada BFS, xubnaha Labada gole ee Dowladda Galmudug, Gud. gobolka Galgaduud, maamulka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa munaasabadda hambalyo uga diray gudoonka cusub ee la doortay, sidoo kalena ku bogaadiyay wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo juhdi badan ku bixisay dhismaha goleyaasha deegaanka iyo maamulka degmooyinka Galmudug oo ahmiyad weyn u leh Dowladda Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts