HomeWararNin u tartamay Kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dilay Magaalada...

Nin u tartamay Kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil Xalay magaalada Muqdisho loogu gaystay mid ka mdi ahaa Musharraxiintii dhawaan ka qayb qaatay tartanka kuraasta Golaha Shacabka, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkiisa. Wararku waxaa ay sheegayaan in kooxo ku hubeysan Bistoolado ay dileen Marxuumka,waxaana dilku uu si gaar ah uga dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil Xalay magaalada Muqdisho loogu gaystay mid ka mdi ahaa Musharraxiintii dhawaan ka qayb qaatay tartanka kuraasta Golaha Shacabka, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkiisa.

Wararku waxaa ay sheegayaan in kooxo ku hubeysan Bistoolado ay dileen Marxuumka,waxaana dilku uu si gaar ah uga dhacay degmada Dharkiinley ee Gobolkani Bnaaadir Gaar ahaan waaxda Timacadde.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Maxamed Xuseen Sebriye, waxaana dhawaan uu u tartamay kursiga sumaddiisu tahay Hope33.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegen in dableydii dishay marxuumka ay goobta isaga baxsadeen kadib markii ay dilka Fuliyeen, waxaana goobta uu dilku ka dhacay gaaray Ciidanka Dowladda kuwaasi oo sameeyay howgallo ay ku baadi goobayaan dableydii dilka fulisay.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts