HomeWararKhasaare ka dhashay dagaal dhex-maray Ciidamada Puntland iyo Somaliland

Khasaare ka dhashay dagaal dhex-maray Ciidamada Puntland iyo Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno degaanka Qararro oo ka tirsan Gobolka Cayn ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka taagan tahay xiisad u dhexeeysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland, kadib iska horimaad khasaaro dhaliyey uu dhexmaray labada dhinac.. Iska horimaadka ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba Askari, waxaana taagan xiisad dagaal oo u dhexeeysa Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degaanka Qararro oo ka tirsan Gobolka Cayn ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka taagan tahay xiisad u dhexeeysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland, kadib iska horimaad khasaaro dhaliyey uu dhexmaray labada dhinac..

Iska horimaadka ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba Askari, waxaana taagan xiisad dagaal oo u dhexeeysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland.

- Advertisement -

Dadka deegaanka Qararro oo ka tirsan Gobolka Cayn ayaa kusoo warramay inay dareemayaan cabsi dagaal, isla markaana waxaa ay sheegeen in dhinacyada ay wadaan abaabul dagaal.

Somaliland iyo Puntland ayaa dhowr jeer waxaa ay dagaalo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ku dhexmareen deegaano ka tirsan Gobolka Sool, iyagoona sidoo kale iska kala qabsaday gaadiid dagaal iyo hub.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts