HomeCaalamkaQatar oo noqotay dalkii ugu horreeyay ee Koob Adduun isago marti galiye...

Qatar oo noqotay dalkii ugu horreeyay ee Koob Adduun isago marti galiye ah Guuldarro ku furta

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xulka Ecuador ayaa 2-0 uga badiyay xullka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Adduunka oo caawa si rasmi ah uga biloowday magaalada Doha ee waddanka Qadar.

Weeraryahanka ruug cadaaga ah ee Ecuador Enner Valencia ayaa dhaliyay labada gool ee xulka Ecuador, waxaana goolka hore oo ahaa mid rigoore ah uu dhaliyay daqiiqaddii 16-aad, halka goolka labaad oo ahaa mid madax ah uu dhaliyay daqiiqaddii 31-aad ee qeybta hore ee ciyaarta.

Qatar oo dooneysay in ay ka fogaato in ay noqoto marti-geliyii ugu horraysay ee koobka adduunka ee laga badiyo ciyaartii furitaanka ayaa u muuqatay mid cabsi kusoo gashay, inkasta oo ay bilo u diyaar garoobaysay koobkan.

Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Al Bayt, ayna soo garoonka soo galeen 67,372 oo taageerayaal u badnaa dalka martiga loo yahahay ee Qadar ayaa dhinaca kale Valencia, oo 33 jir ah, ayaa daqiiqadii seddexaad ee ciyaarta laga diiday gool noqon lahaa midkii koowaad.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories