HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray goobihii ay ka dhaceen Qaraxyadii Baladweyne

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray goobihii ay ka dhaceen Qaraxyadii Baladweyne

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, ku-xigeenkiisa, Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ayaa kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii Al-shabaab ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, ku-xigeenkiisa, Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ayaa kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii Al-shabaab ee horaantii bishii hore ka dhacay Magaalada Beledweyne, kuwaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer iyo indha indheyn ku tagay Madaxtooyadii Magaalada Beledweyne iyo dhammaan Xafiisyadii Gobolka oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraradaas ay geysteen dagaalamayaasha Al-shabaab .

In ka badan 30 qof ayaa ku naf-waaya qaraxyo waaweyn oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo bishii hore ka dhacay magaalada Baladweyne, halka 100 qof kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana burburay dhamaman Xafiisyadii Maamulka.

Latest stories