HomeWararCiidanka Macwiisleyda ah oo saaka weeraray degaan ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Ciidanka Macwiisleyda ah oo saaka weeraray degaan ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori, xuduudna la leh Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas saaka uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidanka macwiisleyda iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii macwiisleyda ay weerar ku qaadeen fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen degaanka […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori, xuduudna la leh Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas saaka uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidanka macwiisleyda iyo Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii macwiisleyda ay weerar ku qaadeen fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen degaanka Mabaax, sidaasina uu ku dhacay dagaalka oo inta uu socday la isku adeegsaday hub culus, sida la tilmaamay.

- Advertisement -

Saraakiil hoggaamineysay Ciidanka weerarka qaaday ayaa waxaa ay sheegeen inuu dagaalka iyo weerarka ka dhashay khasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac, isla markaana soo kala gaaray dhinacyada, in kastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin khasaaraha inta uu la egyahay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidanka macwiisleyda ee weerarka ku qaaday eegaanka Mabaax oo hoostaga degmada Moqokori ay dib ugu soo laabteen halkii marka hore weerarka ka qaadeen, Saraakiisha Ciidanka dowladda ayaana wax faah faahin ka bixin dagaalkii saaka halkaas ka dhacay.

Latest stories