HomeWararGolaha Wasiirada Galmudug oo Maanta 5 degaan u ansixiyay inay noqdaan Degmooyin

Golaha Wasiirada Galmudug oo Maanta 5 degaan u ansixiyay inay noqdaan Degmooyin

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Maamulka oo ka qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaas. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, iyadoo warbixin laga dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Galmudug iyo howlgaladii u danbeeyay ee Al-shabaab looga saaray […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Maamulka oo ka qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaas.

Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, iyadoo warbixin laga dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Galmudug iyo howlgaladii u danbeeyay ee Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa Golaha hor keentay  hindise sharciyeed lagu dagmeynayo deegano ay wasaaradu ku sameysay daraasad, soona buuxiyay shuruudaha degmanimo oo kala ah

1- Dhabad

2- Galinsoor

- Advertisement -

3-Bandiiradley

4- Afbarwaaqo

5- Ceelguula.

Dood iyo falanqeyn dheer kadib, Golaha Wasiirada ayaa cod u qaaday ansaxinta degmooyinka kor ku xusan, iyadoo lagu ansixiyay cod aqlabiyad oo gacan taag ah.

Latest stories