HomeWararHay'adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas oo gargaar gaarsiisay Gobolka Tigray

Hay’adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas oo gargaar gaarsiisay Gobolka Tigray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas ayaa sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee gargaar dawo ah la gaarsiiyay Gobolka Waqooyiga Itoobiya, tan iyo afar maalmood kaddib markii la gaaray heshiis xabad joojin ah. ICRC ayaa sheegtay in laba kolonyo ay magaallada Maqalle gaarsiiyeen dawo iyo qalabka gargaarka degdegga ah. Xayiraadda gargaarka ee socotay labada sanno, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas ayaa sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee gargaar dawo ah la gaarsiiyay Gobolka Waqooyiga Itoobiya, tan iyo afar maalmood kaddib markii la gaaray heshiis xabad joojin ah.

ICRC ayaa sheegtay in laba kolonyo ay magaallada Maqalle gaarsiiyeen dawo iyo qalabka gargaarka degdegga ah.

- Advertisement -

Xayiraadda gargaarka ee socotay labada sanno, ayaa dad badan u hor seedday gaajo iyo inay u baahdaan daryeel caafimaad.

Ra;iisal wasaare Abiy Axmed ayaa khubbad uu ka jeediyay baarlamaanka kaddib heshiiska, ayaa sheegay inuu si daacadnimo ah u fulin doono heshiiskaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts