HomeWararBooliska Somaliland oo war kasoo saaray Qarax la sheegay inuu ka dhacay...

Booliska Somaliland oo war kasoo saaray Qarax la sheegay inuu ka dhacay Hargeysa

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Taliska Guud ee ciidamada Booliska Somaliland ayaa war kasoo saaaray warar saaacadihii ugu dambeeyay si weyn la iskuladhex-marayay oo ku aaddanaa in MGudaha Magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland uu ka dhacay Qarax.

Taliska oo qoraal soo saaaray ayaa arrintaasi wax kama jiraan ku tilmaamay, waxaana sidoo kale sheegeen in jugta la maqlay ay hayd Banjarle Ama Goomayste banjarinayay Tayir.

- Advertisement -

Booliska ayaa intaas ku daray in dhawac fudud  soo gaaray Banjarlihii iyo qof la shaqaynayay oo xaaladooda caafimaad oo fudud lagu dabiibayo cusbitaalka guud ee Hargeisa.

“Waxaanu Bulshada u Cadaynaynaa in Agagaarka Dahabshiil Gargaar Agteeda Banjarle Ama Goomayste Ku Yaala oo banjarinaya Tayir ay Wax isaga uun ku kooban oo sameeyay Qaraxyar dhaceen, kaas oon ahay wax dibdakaga yimi waxaana dhawac fudud  soo gaadhay Banharlihii iyo qof la shaqaynayay oo xaaladooda caafimaad oo fudud lagu dabiibayo cusbitaalka guud ee hargeisa”ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Taliska.

Booliska Somaliland ayaa intaa kud aray, in ay baaritaan kuw adaan arrintaas iyo sababaha ka dambeysay, waxaana sidoo kale digiin ay u direen dad ay sheegeen in ay faafinayaa warar been abuur ah.

- Advertisement -

“Hadaba Ciidamada boolisku waxa Ay Baadhitaan Ku Hayaan Wixii Sababay Dhacdadii Goobtaasi ka dhacday.Taliska Guud ee ciidamada boolisku waxa uu digniin u dirayaa cidkasta oo ku hawlana Fidinta wararka Boro Bogaada ah gaar ahaan kuwa beenta Qoraya Iyo kuwa ka qaadanayaba” ayaa lagu soo gaba-gabeeyay qoraallka Booliska.

Latest stories