HomeWararUkraine oo ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka uu ku cadaadinayo inay ka...

Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka ku xiran dalkiisa uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka Ukraine. Bayaan kasoo baxay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine Oleh Nikolenko ayaa sheegay ,“Putin wuxuu muwaadiniinta Afrikaanka ah ee ku xiran Ruushka u diraya dagaalka Ukriane“. “Waxaan ka codsaneynaa Midowga Afrika iyo dhammaan dowladaha Afrika […]

- Advertisement -

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka ku xiran dalkiisa uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka Ukraine.

Bayaan kasoo baxay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine Oleh Nikolenko ayaa sheegay ,“Putin wuxuu muwaadiniinta Afrikaanka ah ee ku xiran Ruushka u diraya dagaalka Ukriane“.

- Advertisement -

“Waxaan ka codsaneynaa Midowga Afrika iyo dhammaan dowladaha Afrika inay ka dalbadaan Ruushka inuu joojiyo cadaadiska uu ku hayo muwaadiniintooda”.

Hadalkan ayaa imaanaya xilli dagaalka Ukraine uu ku dhintay wiil ardey ahaa uu kasoo jeeday dalka Zambia.

Lemekhani Nyirenda, oo 23 jir ahaa wuxuu wax ka dhiganayay jaamacadda Moscow, wuxuu muddo 9 sano ah ku jiray xabsi isagoo loo heystay dambiyo la xiriira daroogada.

Latest stories