HomeWararGuddoomiyaha Baarlamaanka maamul Goboleed oo soo gaaray Muqdisho + ujeedkiisa

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul Goboleed oo soo gaaray Muqdisho + ujeedkiisa

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waxaa galabta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hoggaaminaayay, iyadoo soo dhaweyn ballaaran loo sameeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Guddoomiye Cabdirashiid Jibriil kusoo dhaweeyay Habdhowraha Golaha Shacabka BJFS Xildhbaan Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, habdhowraha ku-xigeenka 1-aad iyo Xoghayaha guud ee Golaha […]

- Advertisement -

Waxaa galabta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hoggaaminaayay, iyadoo soo dhaweyn ballaaran loo sameeyay.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Guddoomiye Cabdirashiid Jibriil kusoo dhaweeyay Habdhowraha Golaha Shacabka BJFS Xildhbaan Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, habdhowraha ku-xigeenka 1-aad iyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in maalmaha uu joogo Magaaladda Muqdisho uu ka qeyb gali doono furitaanka Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka ayaa loo balansan yahay inuu furmo 15-ka bishan, sidoo kale waxaa Muqdisho ku sugan qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha golayaasha wakiilada ee dowlad Goboleedyadda dalka, iyadoo berri la filaayo inta harsan ay soo gaaraan Muqdisho.

Latest stories