HomeWararMaxkamad Amartay in lasoo qabto Guddoomiye ku-xigeenka degaan ka tirsan G/Banaadir

Maxkamad Amartay in lasoo qabto Guddoomiye ku-xigeenka degaan ka tirsan G/Banaadir

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa amar ku bixiyey in lasoo qabto Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho Guuleed Cabdi Xuseen. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Garyaqaan Saalax Cali ayaa waxaa Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir lagu amray inuu mudo 24-saacadood lagu soo qabto oo Maxakamada la horgeeyo Guddoomiye […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa amar ku bixiyey in lasoo qabto Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho Guuleed Cabdi Xuseen.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Garyaqaan Saalax Cali ayaa waxaa Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir lagu amray inuu mudo 24-saacadood lagu soo qabto oo Maxakamada la horgeeyo Guddoomiye Guuleed Cabdi Xuseen.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degaanka Garasbaaleey ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu is hor istaag shaqo  iyo handadaad ku sameeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan rafcaanka Gobolka iyo Maxkamadda sare ee  dalka.

Qoraalka Guddoomiye Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa lagu caddeeyay in tallaabada lagu hor istaagay Maxakamaddaha ay dhaceen, xilli howlo shaqo ku jireen, ayna booqasho ku tageen degaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho.

Hoos ka Akhriso Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

- Advertisement -

 

Latest stories