HomeWararQM oo shaacisay xaalad ka taagan Gobolka Tigray, kadib heshiiskii lagu dhawaaqay

QM oo shaacisay xaalad ka taagan Gobolka Tigray, kadib heshiiskii lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in aysan jirin wax cunto ah ama dawo ah oo soo gaaray gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ka dib xabad joojintii lagu dhawaaqay todobaadkii hore. Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay dowladda Itoobiya in ay macaluul u adeegsatay hub dagaal intii uu socday dagaalka, iyada oo sheegtay in shacabka […]

- Advertisement -

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in aysan jirin wax cunto ah ama dawo ah oo soo gaaray gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ka dib xabad joojintii lagu dhawaaqay todobaadkii hore.

Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay dowladda Itoobiya in ay macaluul u adeegsatay hub dagaal intii uu socday dagaalka, iyada oo sheegtay in shacabka ku nool gobolkaas la go’doomiyay.

- Advertisement -

“Ma jiraan wax kala socda,” ayuu yiri madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus. “Waxaan filayey in cunno iyo dawo ay billaabaan isla markiiba xabbad joojinta ka dib. Taasi ma dhicin.”

Waxa uu sheegay in dadka ay u dhimanayaan gaajo iyo cuduro la daweyn karo. Dr Tedros, oo ka soo jeeda Tigray, ayaa ku baaqay in dib loo soo celiyo isgaarsiinta, bangiyada iyo adeegyada kale ee aasaasiga ah.

Sarkaal ka tirsan dowladda Itoobiya ayaa sheegay in Dr Tedros uu isku dayayay in uu wiiqo heshiiska nabada – iyo in cunnada iyo dawooyinka la gaarsiiyay gobolka Tigray.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dib loo soo celiyay adeegyadii Korontada iyo Isgaarsiinta ee meelaha qaar.

Latest stories