HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay Ereteriya & Villada oo War kasoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay Ereteriya & Villada oo War kasoo saartay safarkiisa

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka ka dhanka ah […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Ereteriya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, waa sida lagu sheegay War kasoo baxay Madaxtooyada.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa dhigiisa dalka Ereteriya Asias Afwerki la yeelan doona wada-xaajoodyo ku saabsan kor u qaadidda xiriirka labada dal iyo iskaashiga labada shacab ee walaalaha ah.

Dalka Ereteriya ayaa waxaa ku sugan kumanaan Askari oo kamid ah Ciidanka dowladda Federaalka, kuwaasi oo lagu tababaray dalka Ereteriya , waana safarkii labaad uu Madaxweynaha ku aadayo dalkaas oo markii la doortay uu booqasho ku tagay.

Latest stories