HomeWararDowladda Soomaaliya oo Jarmalka kala hadashay taageerida howlgalada ka socda dalka

Dowladda Soomaaliya oo Jarmalka kala hadashay taageerida howlgalada ka socda dalka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac  oo magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya ayaa kala hadlay Taakuleeynta Ciidanka XDS, gaar ahaan dhinaca howgalada socda. Wasiir  Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa uga mahadceliyay Dowladda Jarmalka kaalinta ay ka qaadato doorkooda ku aadan taageeridda ay siiyan Ciidanka Xoogga […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac  oo magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya ayaa kala hadlay Taakuleeynta Ciidanka XDS, gaar ahaan dhinaca howgalada socda.

Wasiir  Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa uga mahadceliyay Dowladda Jarmalka kaalinta ay ka qaadato doorkooda ku aadan taageeridda ay siiyan Ciidanka Xoogga dalka, ee ku saleysan dhinacyo kala duwan.

- Advertisement -

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Jaamac oo la kulmay  Danjire Gn Rtd Thomas Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya ayaa waxa ay ka wada hadleen Qorshaha la dagaallanka Al-shabaab iyo sidii Dowladda Kenya ay ugala shaqeen laheed Ciidamada Xoogga dalka.

Dowladda kamid ah dowladdaha ay  Ciidanka ka joogaan gudaha dalka, waxaana Kenya ay Ciidankeeda ku sugan dalka ay ku howlgalaan magaca howlgalka midowga Afrika ee ATMIS, iyagoona mararka qaarkood dhibaatooyin u geysta shacabka Gobolka Gedo.

Latest stories