HomeWararShirka Hanaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka oo Kigali ka...

Shirka Hanaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka oo Kigali ka furmay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Shirka wada xaajoodka shuruucda muhiim u ah arrimaha maamulka maaliyada dalka,geedi socodka hanaanka deyn cafinta iyo sidoo kale diyaarinta iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka ee sanadka 2023 ayaa xubnaha guddiga maaliyadda iyo miisaaniyadda ee Baarlamaanka Dalka waxa uu uga furmay Magaaladda Kigali ee xarunta Rwanda,waxaan shirka furitaankiisa ka qeyb galay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka wada xaajoodka shuruucda muhiim u ah arrimaha maamulka maaliyada dalka,geedi socodka hanaanka deyn cafinta iyo sidoo kale diyaarinta iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka ee sanadka 2023 ayaa xubnaha guddiga maaliyadda iyo miisaaniyadda ee Baarlamaanka Dalka waxa uu uga furmay Magaaladda Kigali ee xarunta Rwanda,waxaan shirka furitaankiisa ka qeyb galay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka ee BJFS.

Guddoomiyaha guddiga maaliyadda iyo miisaaniyadda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed faarax nuux ayaa ugu horeyn furitaanka shirka ka hadlay.

- Advertisement -

Mudan Cabdullaahi Cumar Abshirow Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS oo shirka si rasmi ah u furay ayaa xubnaha guddiga ee shirka ka qeyb galaya kula dardaarmay in ay xooga saaraan ajendayaasha shirka,waxa uuna sidoo kale sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya muhiimad gaar ah siin doono arrimaha miisaaniyadda Dalka.

Sidoo kale Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in baarlamaanka kalfadhigiisa labaad fadhiyadiisa hore waxyaabaha la horgeyn doono ay ka mid tahay miisaaniyadda sanadka 2023-ka.

Shirkan ayaa maalmaha uu socdo waxa ay  ka qeyb galayaasha ka doodi doonaan shuruucda muhiimka u ah maamliyadda dalka,geedi socodka hanaanka deyn cafinta dalka iyo sidoo kale diyaarinta iyo turxaan bixinta miisaaniyadda dalka ee sanadka 2023.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts