HomeCaalamkaMaxaa ka jira in Didier Drogba uu qaatay diinta Islaamka?

Maxaa ka jira in Didier Drogba uu qaatay diinta Islaamka?

Date:

Related stories

NCA oo digniin u dirtay hawl-wadeennada Kaabayaasha Muhiimka ah

Ma ilaashan tahay Kaabeyaasha Muhiimka ah ee Soomaaliya khataraha saaybarka? NCA waxay soo saartay Hannaankii Qaran ee Maareynta Khataraha – maxaad ka ogtahay?

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Saacadihii la soo dhaafay waxaa aad baraha bulshada ugu baahay qoraallo lagu sheegayo in laacibka weyn ee u dhashay Ivory Coast, Didier Drogba uu qaatay diinta Islaamka. Warkan ayaa soo baxay kadib markii wadaad Muslim ah oo lagu magacaabo Dr Maxamed Saalax oo ku nool Maraykanka uu baahiyay sawiirro muujinaya Drogba oo u ducaysanaya sida […]

- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay waxaa aad baraha bulshada ugu baahay qoraallo lagu sheegayo in laacibka weyn ee u dhashay Ivory Coast, Didier Drogba uu qaatay diinta Islaamka.

Warkan ayaa soo baxay kadib markii wadaad Muslim ah oo lagu magacaabo Dr Maxamed Saalax oo ku nool Maraykanka uu baahiyay sawiirro muujinaya Drogba oo u ducaysanaya sida Muslimiinta.

- Advertisement -

Wadaadka ayaa sheegay in Drogba uu qaatay diinta Islaamka, sidaana waxaa ku baahay warka.

Saacado kadib Drogba ayaa bartiisa rasmiga ah soo dhigay in uusan bedalin diintiisa, isla markaana uu la yaabay sida uu u faafay warkaas.

Latest stories