HomeWararGuddoomiye Madaale oo Magaalada Muqdisho ka daah furay kacdoon Cusub

Guddoomiye Madaale oo Magaalada Muqdisho ka daah furay kacdoon Cusub

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray kulamo Dadweyne oo ay Shacabka Gobolka Banaadir ku taageerayaan Kacdoonka Shacabka iyo midka Ciidamada Qalabka sida ee ka socda Gobolada dalka.

Kulanka ayaa ahaa mid si weyn loo soo agaasimay, waxaana lagu daah furay Degmooyinka iyo Deegaanada Qeybta Bari ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Bulshada Gobolka Banaadir ee Caasimada Magaalada Muqdisho kula dardaarmay in ay qeyb ka noqdaan Kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo la shaqeenaya Laamaha Amaanka.

 

Latest stories