HomeWararWararkii ugu dambeeyay Xaaladda degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaaladda deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaguud ayaa daggan kadib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka. Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa VOA u sheegay in dagaalkaasi ay guulo ka gaareen, islamarkaana ay jabiyeen  Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday fariisimada ciidamad Galmudug iyo kuwa deegaanka. Ilo-wareedyo kala duwan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaguud ayaa daggan kadib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka.

Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa VOA u sheegay in dagaalkaasi ay guulo ka gaareen, islamarkaana ay jabiyeen  Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday fariisimada ciidamad Galmudug iyo kuwa deegaanka.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo kala duwan ayaa sheegay in dagaalka uu gaystay khasaaro nafeed oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo bur hantiyeed oo soo gaaray xaruntii isgaarsiinta ee deegaanka oo qarax lala beegsaday.

Dhinaca kale ciidamad dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa weerar ku qaaday deegaanka Xiin Dheere oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Dagaalkii maanta ee Qaayib ayaa qeyb ka ah dagaallada dolwadda Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo bulshada deegaanka oo iskaashanaya kula jiraan Al-Shabaab oo xooggiisa uu ka socdo gobollada Hiiraan, Shabellada Dhexe iyo Galgaduud.

- Advertisement -

Dagaalladan ayaa kooxda Al-Shabaab looga saaray deegaano badankood ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamul goboleedka HirShabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts