HomeCaalamkaRuushka oo wada Qorshe halis ku Magaalada Caasimadda u ah Ukraine ee...

Ruushka oo wada Qorshe halis ku Magaalada Caasimadda u ah Ukraine ee Kyiv

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar garoobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay guud ahaan korantadu ka go’do magaalada. Vitali Klitschko ayaa ku eedeeyay Ruushka in ay sameeyeen wax kasta oo suurtagal ah si ay magaalada uga dhigaan koronto, biyo iyo dirimaad la’aan, isagoo sheegay in Ruushku […]

- Advertisement -

Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar garoobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay guud ahaan korantadu ka go’do magaalada.

Vitali Klitschko ayaa ku eedeeyay Ruushka in ay sameeyeen wax kasta oo suurtagal ah si ay magaalada uga dhigaan koronto, biyo iyo dirimaad la’aan, isagoo sheegay in Ruushku uu doonayo in dhammaan dadka halkaa ku sugani dhintaan.

- Advertisement -

Qiyaasaha ayaa sheegaya in boqolkiiba afartan nidaamka tamarta ee Ukraine uu dhaawacmay ama lagu burburiyay weerarrada Ruushka ee lagu beegsanayo kaabayaasha muhiimka ah.

Maayarka ayaa ku boorriyay saddexda milyan ee reer Kyiv eek u haray magaalada in ay sameeyaan qorshayaal degdeg ah oo ay ugu guurayaan agagaaraha, ama ay aad uga fogaadaan qaraabada iyo asxaabta.

Latest stories