HomeWararPuntland oo isu diyaarinaysa qabashada Shirweynaha 4-aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

Puntland oo isu diyaarinaysa qabashada Shirweynaha 4-aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Xarunta dhexe ee  Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland. Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, ayaa mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee ay ka koobanyihiin xafiisyada Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada, wuxuuna warbixin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Xarunta dhexe ee  Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland.

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, ayaa mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee ay ka koobanyihiin xafiisyada Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda oo halkaasi kusoo dhoweeyay.

- Advertisement -

Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada ayaa hadda isu diyaarinaysa qabashada Shirweynaha 4-aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada, Kaasi oo 12-13 November 2022 ay kasoo qeybgeli doonaan Madaxda Sare ee Puntland, Hay’adaha ku shaqo leh deegaanka ee heer Gobol iyo Caalamka iyo khuburo ku xeeldheer Arrimaha deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts