HomeWararGuddoomiye ku-xigeenka koowaad oo Shir Guddoomisay shirka Guddiga Xeerhoosaadka G/Shacabka

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo Shir Guddoomisay shirka Guddiga Xeerhoosaadka G/Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga furmay Magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland,waxaana furitaanka ka qeyb galay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sadia Yasin Samatar. Kulankan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga furmay Magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland,waxaana furitaanka ka qeyb galay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sadia Yasin Samatar.

Kulankan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah oo ay goob joog ahaayeen Habdhowraha Golaha Shacabka labadiisa kuxigeen iyo sidoo kale Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Xeerhoosaadka Anshaxa,Xanaasada iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud.

- Advertisement -

Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa ka qeyb galayaasha kulanka u faahfaahiyay muhiimada kulanka iyo sidoo kale kaalinta xeerhoosaadka uu kaga jiro guud ahaan howlaha Golaha Shacabka.

Guddoomiye Kuxigeeka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo kulanka si rasmi ah u furtay ayaa sheegtay in kulankan maalmaha uu socdo looga baahanyahay ka qeyb galayaasha in ay xooga saaraan ka doodista qodobada xeerhoosadka oo muhiim u ah howlaha golaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts