HomeWararAL-Shabaab oo weerar Qaraxyo ku billawday ku qaaday degaan dhawaan laga Qabsaday

AL-Shabaab oo weerar Qaraxyo ku billawday ku qaaday degaan dhawaan laga Qabsaday

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare dhaliyay oo dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, kaasi oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda, kuwaa Galmudug oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Shabaab. Wararka inaga soo gaaraya degaanka Qaayib ayaa kuwaramaya in dagaalamayaasha AL-Shabab ay weerar kusoo qaadeend egaankaasi, waxaana laga helalayaa warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare dhaliyay oo dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, kaasi oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda, kuwaa Galmudug oo isku dhinac ah iyo dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Wararka inaga soo gaaraya degaanka Qaayib ayaa kuwaramaya in dagaalamayaasha AL-Shabab ay weerar kusoo qaadeend egaankaasi, waxaana laga helalayaa warar kala duwan oo kua aaaddan dagaalkaasi iyo khasaaraha ka dhashay.

- Advertisement -

Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billawday Qaraxyo, waxaana dagaalamayaasha AL-Shabaab oo weerarka soo qaaday la sheegay in labo qarax oo waa weyn ay ku billaabeen weerarka, waxaana xigay dagaal Culus, kadib markii Ciidanka fariisimaha ku lahaa degaanka ay iska caabiyeen AL-Shabab.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhashay dagaalkaasi,waxaana Ciidanka Dowladda ay sheegeen in dagaalakasi ay ku dileen Xubno ka tirsan dagaalamaayasha AL-Shabaab, oo markii hore soo weeraray Qaayib.

Qaayib waxaa ay ka mid ahayd degaanada dhawaan laga qabsaday AL-Shabaab, waxaana si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Dowladda, Kuwa Galmudug iyo kuwa dadka degaanka ee isku Abaaabulayd agaalka  ka dhanka ah AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts