HomeWararWafdi ka socda Xukuumadda oo gaaray Magaalada Baydhabo iyo ujeedka

Wafdi ka socda Xukuumadda oo gaaray Magaalada Baydhabo iyo ujeedka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Moallim Fiqi ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiir Axmed Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaatigaduud kusoo soo dhoweeyey Wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur galbeed mudane Cabdullahi Xaaji Xasan iyo xubno kale. […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Moallim Fiqi ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiir Axmed Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaatigaduud kusoo soo dhoweeyey Wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur galbeed mudane Cabdullahi Xaaji Xasan iyo xubno kale.

- Advertisement -

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa shaacisay in socdaalka Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta uu ku tagay magaalada Baydhabo uu yahay mid la xiriira u kuurgelidda xaaladaha kajira magaaladaas iyo meelo kale.

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Badhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa uu la kulmi doonaa Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo kala hadlayo xaaladdaha ka jira Maamulkiisa

Latest stories