HomeWararDagaal xooggan oo ka socda mid kamid ah Magaalooyinka ugu waaweyn Itoobiya

Dagaal xooggan oo ka socda mid kamid ah Magaalooyinka ugu waaweyn Itoobiya

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Dagaal xoogan ayaa ka socdaa Nekemte oo ah mid kamid magaalooyinka ah ugu waaweyn gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo ku sugan magaalada ay BBC-da xaqiijiyeen. Kooxo hubeysan oo ka tirsan ciidamada xoreynta Oromadaee OLF ayaa gudaha u galay magaalada, waxayna rasaas ku fureen ciidamada ammaanka ee dowladda, sida uu BBC-da u […]

- Advertisement -

Dagaal xoogan ayaa ka socdaa Nekemte oo ah mid kamid magaalooyinka ah ugu waaweyn gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo ku sugan magaalada ay BBC-da xaqiijiyeen.

Kooxo hubeysan oo ka tirsan ciidamada xoreynta Oromadaee OLF ayaa gudaha u galay magaalada, waxayna rasaas ku fureen ciidamada ammaanka ee dowladda, sida uu BBC-da u sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka oo codsaday inaan magaciisa la sheegin.

- Advertisement -

“Subaxnimadii ee saaka , magaalada ayay gudaha usoo galeen, rasaas xooggan ayaa laga maqlayay bartamaha magalaada” ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.

Wararka waxay sheegayaan in rasaasta ay ka dhaceysay meel saldhig militeri oo ku yaalla halkaas.

Dowladda Itoobiya weli kama aysan hadlin arrintani.

Latest stories