HomeWararTaliyaha Ciidanka Xoogga Odawaa oo Maanta gaaray degaanka Masaajid Cali Guduud

Taliyaha Ciidanka Xoogga Odawaa oo Maanta gaaray degaanka Masaajid Cali Guduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa gaaray deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada Dhexe. Socdaalka mas’uuliyiinta ayaa daaran dardar galinta howlgalka xoreynta deegaanada Al-shabaab kaga sugan tahay deegaano kamid ah Shabeellaha Dhexe, waxaana deegaankaas ka socda dhaqdhaqaaq xoog leh. Taliye […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa gaaray deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Socdaalka mas’uuliyiinta ayaa daaran dardar galinta howlgalka xoreynta deegaanada Al-shabaab kaga sugan tahay deegaano kamid ah Shabeellaha Dhexe, waxaana deegaankaas ka socda dhaqdhaqaaq xoog leh.

- Advertisement -

Taliye Odawaa ayaa haatan waxaa uu kulamo la leeyahay Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ah, isagoona hadlaya howlgalada ka socda Gobolka iyo sidii loo dardar-gelin ahaa howlgaladaas.

Ciidamada dowladda iyo kuwa macwiisleyda ah ayaa maalmo kahor qabsaday deegaanka Masaajid Cali Guduud, halkaas oo Al-shabaab in muddo ah ay ku sugnaayeen, iyadoo deegaankana ay isaga barakaceen dadkii deegaanka ee joogay.

Degaanka Masaajid Cali Gaduud ayaa ahaa goob muhiim ah oo Al-shabaab ay ka difaacaan Xaruntooda weyn ee degmada Aadan-yabaal, iskuna xirta gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.

Latest stories