HomeWararSawirro: Madaxweyne Guudlaawe oo Maanta gaaray degaanka Masaajid Cali Guduud

Sawirro: Madaxweyne Guudlaawe oo Maanta gaaray degaanka Masaajid Cali Guduud

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray deegaanka masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa safarka uu ku tegay Cali Guduud ku wehlinaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdi Fitaax qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage. Madaxweynaha iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray deegaanka masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa safarka uu ku tegay Cali Guduud ku wehlinaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdi Fitaax qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cali Gaduud kusoo dhoweeyay qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida, waxa uuna bogaadiyay guulaha laga gaaray howlalada lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ka socda Gobolka.

Ujeedka Madaxweynaha Hirshabeelle,  Taliye Odawaa iyo Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda ee Cali Guduud ayaa waxaa uu yahay dardar-gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.

Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ah ayaa dhawaan la wareegay gacan ku heynta deegaanla masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo sanno badan gacanta ay ku haayeen Shabaabka.

- Advertisement -

Latest stories