HomeWararSuudaan oo Soomaaliya ka taageeraysa la dagaalanka AL-Shabaab

Suudaan oo Soomaaliya ka taageeraysa la dagaalanka AL-Shabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Wadanka Suudaan ayaa lakulmay Wasiirka  Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Suudaan ee aan walaalaha nahay Sareeyo Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Wadanka Suudaan ayaa lakulmay Wasiirka  Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Suudaan ee aan walaalaha nahay Sareeyo Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin.

- Advertisement -

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo labada dal ee Walaalaha ah iyo sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa uga mahadceliyay Dhiggiisa Dalka Suudaan iyo Taliyeyaasha kale ee ciidamada qalabka sida ee Dalkaas sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen Wafdigiisa.

Latest stories