HomeWararCiidanka Booliska Gobolka Bari oo Howlgallo Qorsheysan ka fuliyay Magaalada Boosaaso

Ciidanka Booliska Gobolka Bari oo Howlgallo Qorsheysan ka fuliyay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidanka Booliska Gobolka Bari ayaa Howlgal ka sameeyay Qaybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland. Howlalkaasi oo uu hogaaminayay Kusimaha Taliyaha qeybta Booliska Gobalka bari Ahne Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska G/dhaxe Khaalid Mohamed Abdirahman ( Ukun ) waxaana Howlgakaasi kala galay Qeybaha Kala duwan Ee Cidamada. Howlgalkan oo u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Gobolka Bari ayaa Howlgal ka sameeyay Qaybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.

Howlalkaasi oo uu hogaaminayay Kusimaha Taliyaha qeybta Booliska Gobalka bari Ahne Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska G/dhaxe Khaalid Mohamed Abdirahman ( Ukun ) waxaana Howlgakaasi kala galay Qeybaha Kala duwan Ee Cidamada.

- Advertisement -

Howlgalkan oo u ujeedkiisu ahaa mid lagu baadi goobayay kooxo ka ganacsada Maandooriyaha ayau Ciidanku sameeyeen, waxaana sidoo kale Howlgalkaasi lagu qav qabtay Ciyaal weero.

Masuuliyiinta baaritaanadaasi hor kacaysay ayaa intaas ku daray in sidoo kale howlgalkaasi uu qayb ka ahaa Xasilinta amniga Magalada Bosasso.

Ciidamada ayaa sido kale baritaan ku sameynayay qaar ka mida hotelada,guryaha iyo gadiidka .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts