HomeWararMW Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Aljeriya

MW Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Aljeriya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta, kaasi oo sanadkaan lagu qabanayo dalkaasi Aljeriya. Madaxweynaha ayaa intii uu ku gudajiray safarkiisa wuxuu ku sii hakaday dalka Sudan, isagoo halkaas kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta, kaasi oo sanadkaan lagu qabanayo dalkaasi Aljeriya.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku gudajiray safarkiisa wuxuu ku sii hakaday dalka Sudan, isagoo halkaas kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin.

- Advertisement -

Xasan Sheekh oo Khartuum kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin ayaa waxaa ay ka wada hadleen arrimo ku aaddan dagaalka AL-Shabaab, waxaana Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Qaranka lagu sheegay in kulanku uu quseeyay sidii Dowladda Suudaan ay Soomaaliya uga taageeri lahayd dagaalka ay Dowladdu kulajirto dagaalamayaasha AL-Shabaab.

Kulanka uu Madaxweynuhu la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Suudaan ayaa waxaa ku weheliyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo qayb ka ah wafdiga madaxweynaha.

Madaxweynaha ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta, waxaana isaga iyo wafdigiisa ay ku sii jeedaan dalka Aljeeriya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts