HomeWararLafta Gareen oo Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay

Lafta Gareen oo Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Arimaha Soomaaliya Marwo Anita kiki Gbeho. Madaxweyne Laftagareen iyo Anita kiki kulan kooda waxay diirada ku saareen Howlgalada socda,Abaaraha ka jira Dalka,Mashaariicda Hormarineed, iyo Dardargelinta Dhismaha Gollaha Deegaanka Degmooyinka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Arimaha Soomaaliya Marwo Anita kiki Gbeho.

Madaxweyne Laftagareen iyo Anita kiki kulan kooda waxay diirada ku saareen Howlgalada socda,Abaaraha ka jira Dalka,Mashaariicda Hormarineed, iyo Dardargelinta Dhismaha Gollaha Deegaanka Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts